Warbaahinta Imaaraadka Oo bilowday Dacaayad ka dhan ah Xiriirka Somalia iyo Qatar ( Daawo Sawirro)

Warbaahinta Imaaradka Carabta ayaa bilowday in ay faafiso waxyaabo aan jirin oo ku saabsan dalka Qatar si loo xumeeyo xeriirka wanaagsan ee kala dhaxeeya Soomaaliya. Wargeysyda iyo baraha YouTube ee Imaaradka laga leeyahay ayaa faafinaya Qatar waxa ay dooneysaa in ay maalgeliso al shabaab, fikirka Irhaabiyiinta ayey ku faafinayaan Soomaaliya, Qatar waxa ay gubeysaa Soomaaliya … Continue reading Warbaahinta Imaaraadka Oo bilowday Dacaayad ka dhan ah Xiriirka Somalia iyo Qatar ( Daawo Sawirro)